Xildhibaanad katirsaneyd Baarlamaanka Afganistan oo la toogtay iyo Taliban oo ka hadashay

Xildhibaanad katirsaneyd baarlamaankii ugu dambeeyay ee dalka Afganistan ayaa toogasho lagu dilay iyada iyo mid kamid ah ilaaladeeda, waxaa sidoo kale weerarkaasi lagu dhaawacay xubno kale oo qoyskeeda kamid ah. Weerarka lagu dilay xildhibaan Mursal Nabizada, oo 32 sanno jir aheyd ayaa ka dhacay guri ay ka degneed magaalada Kabul, waxaana weerarkan lagu dilay mid … Continue reading Xildhibaanad katirsaneyd Baarlamaanka Afganistan oo la toogtay iyo Taliban oo ka hadashay